Madaxweyne Farmaajo & Muuse Biixi oo kulan fool ka fool ah ku yeeshay Addis Ababa

Madaxweynaha Somalia Maxamed C/llaahi Farmaajo iyo Madaxweynaha Maamulka Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa markii ugu horeysay kulan fool ka fool ah ku yeeshay Magaalada Addis ababa ee dalka Itoobiya sida ay sheegayaan warar lagu kalsoon yahay oo laga helay madaxtooyada Somalia. Kulankan ayaa waxaa ka shaqeeyey RW Itoobiya Abiy Ahmed, waxayna wararku sheegayaan in Farmaajo … Continue reading Madaxweyne Farmaajo & Muuse Biixi oo kulan fool ka fool ah ku yeeshay Addis Ababa